Imtixaan ay u fariisteen 31,688-Arday oo maanta Muqdisho ka bilowday (Sawirro)

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa si rasmi ah u daahfuray qaadista imtixaanaadka Dugsiyada Dhaxe ee Gobolka Banaadir oo ay maanta u fariisteen 31,688-Arday oo ka kala socda 76-xarumood iyo 1,592 fasal oo dhamaantood kamid ah dugsiyada Gobolka Banaadir. Guddoomiye Madaale ayaa mid mid u xogwareestay qaar kamid … Continue reading Imtixaan ay u fariisteen 31,688-Arday oo maanta Muqdisho ka bilowday (Sawirro)